Shariif Xasan ” Doorashada Waqti waa lagu dari karaa balse Madaxweyne Farmaajo Maya ”

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya sidoo kale soo noqday Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay muranka ka taagan doorashada iyo cabsi laga qabo in dalka khalalaase galo. Shariif Xasan ayaa sheegay in Muhiim tahay in Madaxda Dowlada federaalka, kuwa maamul goboleedyada iyo Golaha Midowga Musharaxiinta kawada hadlaan qaabka ay u … Continue reading Shariif Xasan ” Doorashada Waqti waa lagu dari karaa balse Madaxweyne Farmaajo Maya ”